Isku day lagu soo xiri rabay Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo guuldareystay

Ciidamo ka tirsan dowlada ayaa goor dhow isku dayey iney soo xiraan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa’uud. Warar aan helnay ayaa sheegaya in xarunta Wasaarada ay tageen ciidamada dowlada oo wata Warqad Waaran Maxkamadeed oo lagu soo xirayo wasiirka. Hase ahaayee markii ay galeen Xarunta Wasaaradda ayaa waxaa khilaaf uu soo … Continue reading Isku day lagu soo xiri rabay Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo guuldareystay